Follow Us:
Call Us: +252 619985555

News

Booqasho xerada xoolaha ku xaraysan EE Sommilk dairy farm

Fasalka Batch 7 ee kulliyadda xanaanada xoolaha iyo daawada ee JAAMACADDA UMADDA SOOMAALIYEED ayaa booday beerta xoolaha ee Sommilk dairy farm. Ardayda ayaa kusoo qaatay cashar la xiriira “Ilaalinta badqanka iyo caafimadka xoolaha xaraysan” (Farm biosecurity).

Ardayda waxay kaloo siiyeen xoolaha xerada ku xaraysan Daawada lagula dagaallamo gooryaanada (Deworming). Macalinka hogaaminayay: Dr. Omar Mohamud.